Baby Fruit Feeder (Qalabka Quudinta Miraha) 🍎
Dhalan Bile
Baby Fruit Feeder Pacifier Hab ammaan ah oo ilmaha loogu baro cunista miraha iyo khudaarta. Waxay ka hortagtaa in ilmuhu ku mergado qaybo waaweyn oo cunto ah. ✅ Ammaan iyo nadaafad leh ✅ Ku habboon miraha iyo khudaarta ✅ Fudud in la nadiifiyo ✅ Gacan-qabsi u fudud ilmaha Ka dhig quudinta ilmaha mid caafimaad leh oo ammaan ah!
$2.00
In stock: 5