Electric Breast Pump (Mashiinka Nuugista Caanaha Hooyada) 🤱
Dhalan Bile
Electric Breast Pump Digital Mashiin casri ah oo ka caawiya hooyooyinka soo saarista iyo kaydinta caanaha si sahlan. Wuxuu leeyahay shaashad digital ah iyo heerar kala duwan oo nuugis ah. ✅ Nuugis xoog leh oo raaxo leh ✅ Shaashad digital ah ✅ Buuq yar ✅ Fudud in la qaato lana nadiifiyo Doorashada ugu fiican ee hooyooyinka casriga ah.
$16.00
In stock: 5